(Sawirro) Musharax Deni oo caawa arrin xasaasi ah kala hadlay Laftagareen

Madaxweynaha Puntland ahna musharax u taagan Madaxweynaha Somalia ayaa caawa hoygiisa Magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Laftagareen. Kulanka oo ahaa mid saacad ka badan qaatay ayaa looga hadlay arrimo la xiriira doorashada madaxweynaha Somalia ee beri ka dhaceysa magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo kala duwan oo lagu kalsoonaan karo ayaa allbanaadir Online u sheegay … Continue reading (Sawirro) Musharax Deni oo caawa arrin xasaasi ah kala hadlay Laftagareen